WARBIXIN: 20ka Gool-dhaliye Ee Heerka Sare Ah Ee Ka Qayb-gelaya Euro,
Bobby Lewandowski iyo Kylian Mbappe ayaa hoggaaminaya xiddigaha weerarka ee ugu wanaagsan ee ka qayb-gelaya tartanka Euro 2020 ee Jimcaha bilaabmaya, kaas oo ay sidoo kale ku wehelinayaan 18 ciyaartoy oo kale oo qaab wanaagsan ku jira.Bal ka fikir cidda ku guuleysan doonta abaal-marinta kabta dahabka ah ee tartanka qaramada Yurub? Waa xiddig ka caawin doona dalkiisa in ugu yaraan uu meelaha dambe soo gaadho.Qiimayn lagu sameeyey dhaliyeyaasha ugu wanaagsan ee ka qayb-gelaya tartanka qaramada Yurub ayaa tiradooda laga dhigay…