XAASAASI: Pep Guardiola Oo Shaaciyey In Uu U Baahan Yahay Fasax & UK
Kaddib markii laga qaaday Champions League oo ay Chelsea kulankii ugu dambeeyey 1-0 ku garaacday, Pep Guardiola ayaa shaaciyey in uu u baahan yahay fasax, isagoo aan qayb ka noqonin ciyaartoyda iyo shaqaalaha tababarka ee dib ugu duulay Ingiriiska.Guardiola oo Manchester City ay u magacowday tababaraheeda February 2016, ayaa waqtigaas qalinka ku duugay heshiis saddex sannadood ah iyadoo uu kooxdana hoggaamiyey xilli ciyaareedkii 2016-17, hase yeeshee mar kale ayuu heshiiskiisa cusboonaysiiyey.Shanta sannadood ee uu joogay…