TOBBANKII Saxeex Ee Ugu Xumaa Premier League Suuqii Xagaaga 2020 &
Iyadoo xilli ciyaareedkii horyaalka Premier League uu soo dhammaaday haatan waa wakhtigii la samayn lahaa falcelin, walow uu xataa caabuqa Korona Fayras saameeyay kooxaha dhaqaale ahaan haddana lacago badan ayay saxeexyo ku bixiyeen xagaagii 2020 iyo January 2021.Saxeexyada qaar ayaa ahaa kuwo cajiib ah waxaana laga xusi karaa Edinson Cavani, Emi Martinez iyo Jesse Lingard balse waxa jira kuwo kale oo badan oo sidii laga filayay aan noqon.Haddaba, waxaanu halkan idinkula wadaagaynaa tobbanka saxeex ee lagu qiimeeyay inay…