Wasiir ka tirsan DF oo sabab yaab leh u dalbatay baaritaan l…
Muqdisho (Axadle) – Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay doorashada golaha deegaanka iyo wakiilada Gobaladda Waqooyi ee dhacay 31-kii May, kuwaas oo shalay lasoo geba-gebeeyey shaacinta natiijooyinkooda.
Wasiirka haweenka ee xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegtay in la baarayo sababta 82 kursi oo Baarlamanka Gobaladda Waqooyi loo tartamay hal dumar ah looga waayay, sidoo kale 221 kursi oo…