QIIMAYNTA WAAYO-ARAGGA: Arsene Wenger Oo Shaaciyey Hal Arrin Oo
Tababarihii hore ee Arsenal ee Arsene Wenger ayaa qiimayn ku sameeyey hal arrin oo Manchester City u horseeday guul-darro, isla markaana koobka u sahashay Chelsea oo Sabtidii ku guuleystay Champions League.Wenger ayaa rumaysan in Manchester City ayna la qabsanin, in ay tahay kooxda ugu cadcad ee loo filayay in ay ku guuleysato Chhampions League, taasina sabab ugu noqotay in ay guul-darraysato.Man City ayaa guul-darro 1-0 ah kala kulantay Chelsea finalkii lagu qabtay Porto, waxaana labada kooxood kala saaray Kai Havertz oo…