Shaxaha Rasmiga Ah Ee Kulamada Liverpool vs Crystal Palace, Leicester
Saddexda kooxood ee kala ah Chelsea, Liverpool iyo Leicester City ayaa caawa si buuxda ugu kala calaf-qaadaya kaalmaha saddexaad iyo afraad ee Champions League loogu soo baxo iyaga oo la kala ciyaaraya saddexda kooxood ee kala ah Aston Villa, Crystal Palace iyo Tottenham sida ay u kala horreeyaan.Chelsea ayaa hadda booska saddexaad ku jirta waxaana ay marti u tahay Villa, Liverpool iyo Leicester ayaa isku dhibco ah balse Reds ayaa 4 gool dheer iyadoo Liverpool ay Palace Anfield ku qaabilayso halka Leicester ay Tottenham King…