WARBIXIN: Afarta Tababare Ee Shaqada Real Madrid Tartanka Ugu Jira &

Kooxda ree Spain ee Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inaysan wax deg-deg ah u geli doonin si ay u magacawdo tababaraha cusub ee kooxdeeda kaddib markii uu Zinadine Zidane ka dhaqaajiyay markii labaad saddex sano gudaheed.Afarta tababare ee ku tartamaya jagada uu baneeyay ninka French-ka ahi ayaa kala ah Mauricio Pochettino, Antonio Conte, Raul Gonzalez iyo Xabi Alonso.Bixitaanka Zidane ayaan ahayn mid layaab weyn ku ah jamaahiirta kubadda cagta maadaama oo uu horeba kooxda mar uga tagay isla markaana la filayay inuu baxo…

IED leaves three dead in Baidoa when SNA troops crush Al-shabaab

IED leaves three dead in Baidoa as SNA troops crush Al-shabaab in Middle Shebelle BAIDOA, Somalia | An improvised explosive device left three civilians dead in Baidoa, the regional administrative capital of the southwestern state on Friday, state media reported in another round of attacks targeting innocent people in Somalia. The blast, authorities said, targeted a Khat market in central…

Covid-19 on the menu for Emmanuel’s journey

After Rwanda, Emmanuel Macron is in South Africa this Friday 28 May. A journey with a focus on health, while this country is the one that has been hit hardest by the Covid crisis on the African continent. With our special correspondent in Pretoria, Pierre FirtionAs soon as they arrived in South Africa, Emmanuel Macron was…

400,000 displaced by DR Congo volcanic eruption

Nearly 400,000 people fled the eastern Democratic Republic of Congo's city of Goma after the government issued an evacuation order for fear of a new eruption of the Nyiragongo volcano, local authorities said on Friday. "80,000 households, equivalent to about 400,000 inhabitants, left the city of Goma on Thursday," they said in a report on an emergency meeting on the situation. Tens of thousands of people flocked out of the city on Thursday, suffocating highways in response to the "preventive"…

Qarax xooggan oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay B…

Baydhabo (Axadle) – Faah-faahino dheeriya ayaa kasoo baxaya qarax dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Qaraxa ayaa ka dhacay suuqa qaadka lagu iibiyo ee bartamaha magaalada Baydhabo, xili ay ka taagneyd saxmad aad u badan, sida ay Axadle u sheegen dad goobjoog ah. Qaraxa oo la dhigay goobta Suuqa ayaa waxa uu sababay dhimashada 3 qof…

RASMI: Liverpool Oo Ku Dhawaaqday Saxeexeedii Ugu Horreeyay Xagaaga &

Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday saxeexeedii ugu horreeyay ee suuqa xagaaga iyaga ooshaaciyay inay heshiis rasmi ah la gaadheen kooxda Red Bull Leipzig oo ay kala soo wareegayaan daafaca dhexe ee Ibrahima Konate.22 sano jirkaas ayaa heshiis shan sano ah oo 1-da bisha July ka bilaabmi doona u saxeexay Liverpool isaga oo heshiiska shaqsiga ah la meel dhigay sidoo kalena tijaabada caafimaadka ka gudbay.Konate oo bogga LiverpoolFc.com la hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay ku biirista Liverpool balse uu hadda diirada…

This simple 7-minute workout will help you burn fat, science says

2013, Chris Jordan, MS, CSCS, NSCA-CPT, ACSM EP-C / APT, an elite exercise physiologist with experience in training armed forces who is currently Head of Exercise Physiology at Johnson & Johnson Human Performance Institute, created a simple exercise routine for body weight that immediately took the exercise world by storm. It was called "7-minute workout" and instruction app contains variations of the routine - complete with videos of Jordan himself offering…

Heshiiska doorashada Dhuroobe ayaa u dhashay, Dhagarqabena w…

Shalay waxaa lagu saxiixay Caasimadda Muqdisho heshiis doorasho oo ay wada saxiixeen hoggaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ee uu hoggaaminayay RW Rooble, madaxweyneyaasha dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir. Sannad ka hor ayey ahayd in la saxiixo heshiiskan oo kale si doorasho u dhacdo inta uusan dhamaanin muddo xilliyeedka Barlamaanka Federaalka. Nasiib darro, Farmaajo oo xilligaa ka cabsanayay…

The #1 Best Diet for a Healthy Heart, According to a Doctor

At age 61, physician Akil Taherbhai, MD, decided to overhaul his diet. The family medicine specialist based in Gadsden, Alabama, was lying on a hospital gurney being wheeled into the operating room for open-heart bypass surgery. Watching the overhead lights go by, he had a revelation: "Do I want to continue like this?" he asked himself. "I had a choice to make: To sit in a rocking chair living vicariously through my children and waiting for death or take control of my diet." He chose the latter. (Related: This Everyday…