Tunisia: support workshops in

In Tunisia, which is facing the country's very low breastfeeding rate revealed by a Unicef ​​study (13.5% 2018), women are trying to change the situation and increase awareness of the benefits of breast milk. At the mother's bubble, a start-up that prepares women for childbirth and breastfeeding, Dorra Ladjimi, breastfeeding…

a report worries about the security situation

The Timbuktu Institute in partnership with the Konrad Adenauer Foundation presented its report on the security situation in the Kédougou region, in south-eastern Senegal, a border area between Mali and Guinea, on 27 May 27 May. as reported from Dakar, Charlotte idracThe "battle for the east" will take place, and we must prepare…

Taariikhdii Cabdiqaasim iyo Cabdullaahi Yuusuf oo mar kale d…

Wixii dhacay ha noqdaan casharo lagu waano qaato: waa hadal ay Soomaalida siyaasiyiinta ah adeegsadaan marka dhibaato laga gudbo. Casharo lagu waano qaato oo aad u fara badan ayaa na soo maray, balse ma badna inta ku waano qaadata. October 15, 2002, waxaa shir ay gar wadeen ka tahay IGAD loogu qabtay siyaasiyiinta Soomaalida magaalada Eldoret ee dalka Kenya. Xilligaas shirka uu furmayo, waqtigii madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan la siiyay ee…

“A program with the IMF is necessary”

In the Democratic Republic of Congo, after a three-week negotiation marathon, governments and the International Monetary Fund (IMF) delegations agreed on the content of a three-year program. If this agreement is validated by the IMF's management and board, the DRC can start receiving an initial payment of about $ 1.5 billion from mid-July. Congolese Minister of Finance Nicolas Kazadi discusses the…

WARKII LA SUGAYAY: Tuchel Oo Shaaciyey Xiddigaha U Laadaya

Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa shaaciyey in uu warkii ugu wanaagsanaa abid helay, kaddib markii ay uu xaqiiqsaday in ay kulanka finalka Chamions League ee Sabtida ay si buuxda taam ugu yihiin labada ciyaartoy ee N’Golo Kante iyo Edouard Mendy oo shaki la gelinayay in ay ciyaari karayaan kulankan.Thomas Tuchel ayaa xaqiijiyey in kooxdiisa oo dhamaystiran ay taam wada tahay oo ay kulanka Manchester City uu haysto ciyaartoydiisa oo uu kala dooran doono, isla markaana 25kii xiddig ee ula safray Porto ay diyaar u wada…

Best Supplements for a Flat Belly, According to a Dietitian

Having a tough time buttoning your jeans or are you not loving the way your belly looks when you try on that bikini from last summer? Whether it is because of an uptick in eating too many bloat-inducing foods or due to your preference for binging Netflix on the couch instead of hitting the gym, there are many reasons for having a mid-section that doesn't look or feel the way that you want it to be. And while the best ways to support a flat belly are to exercise, reduce your salt intake, maintain your gut health, and eat a…

Midowga Musharaxiinta oo kala caddeeyey inay sii jiri doonaa…

Muqdisho (Axadle) – Golaha Midowga Musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa maanta shir gaar ah ku yeeshay Caasimadda Muqdisho, kadib markii maalin ka hor la kala saxiixday heshiis doorasho oo rasmi ah, waxayna isku raaceen inay sii jiraan. Kulankii maanta ee xubnaha Midowga Musharaxiinta waxaa looga hadlay qodobo dhowr ah, oo ay ka mid yihiin aayaha dambe ee golaha iyo doorkooda ku aadan fulinta heshiiskii la gaaray, waxayna soo dhaweeyeen…

The Worst Foods for IBS, According to Dietitians

Irritable bowel syndrome, or IBS, is a condition that affects between 25 and 45 million people in the United States. It is a condition that upsets part of the intestines and is linked to symptoms like abdominal pain, cramping, diarrhea, and constipation. Unfortunately, symptoms can vary from person to person, which makes providing definitive dietary guidelines to manage symptoms difficult. When people try to manage their IBS symptoms, they may have to do a little trial and error before they find what works best for them.…

“Waa Degdeg, Xoog Iyo Kubbadaha Sare Oo Uu Ku Wanaagsan Yahay, Waan Ka

Jurgen Klopp ayaa daboolka ka qaaday sababta uu ku doortay in uu lasoo saxeexdo difaaca reer France ee Ibrahima Konate oo shan sannadood oo heshiis ah qalinka ku duugay Jimcihii, kaddib markii ay Liverpool bixisay £36 milyan oo Gini oo RB Leipzig ay ku xidhay qandaraaskiisa.Klopp ayaa sheegay in uu muddo dheer yaqaanay ciyaartoygan, isla markaana uu ku arkay tayooyinkii uu u baahnaa, isagoo qiray in uu xoojin doono safka difaaca ee Liverpool ee ay dhaawacyada muddada dheer kaga maqnaayeen Virgil van Dijk, Joe Gomez iyo Joel…