Laf-dhabartii Xulka Qaranka Brazil Oo Korona Fayras Ku Dhacay &
Xidhiidhka kubadda cagta Spain ee RFEF ayaa shaaciyey in xiddig laf-dhabar u ah oo aanay sinaba uga maarmi karin uu gelayo Karantiil kaddib markii uu ku dhacay Fayraska Korona, taas oo ka dhigan in uu seegi doono kulamada hore ee tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya.Kabtantanka Xulka qaranka Spain ee Sergio Busquets ayaa baadhitaan lagu sameeyey subaxnimadii Axaddii waxa lagu xaqiijiyey in uu qabo Fayraska Korona, waxaanay taasi keentay in laga shakiyo ciyaartoyda kale oo dhamaantood lagu sameeyo…