Magacyada SAGAAL Ciyaartoy Oo Liverpool Ay Ka Caydhinayso Kooxdeeda
Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp iyo madaxa suuqa ee Michael Edwards ayaa suuqa soo dhigay sagaal ciyaartoy oo ka tirsan kooxdaas oo ay iibinayaan inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan.Klopp iyo Edwards ayaa si wada-jir ah uga shaqaynaya sidii ay kooxdu u heli lahayd ciyaartooyo tayo leh oo wax kusoo kordhiya xilli ciyaareedka dambe, laakiin waxa hortaalla caqabad ah inay kaliya kuwa ay haystaan suuqa dhigaan oo ay iibiyaan, si ay ugu soo beddelan karaan laacibiin kale.Liverpool ayaa haysata…