Eden Hazard Oo Shuruud Ku Xidhay Inuu Ka Tago Real Madrid: “Kuma
Xiddiga reer Belgium ee Eden Hazard ayaa shaaciyey shuruud uu ku xidhayo inuu ka tago kooxdiisa Real Madrid oo tan iyo 2019kii uu ka qornaa saxeex fashilmay.Hazard ayaa la filayay inuu hoggaamiye ka noqdo Real Madrid markii uu Chelsea ugaga soo wareegay lacag ka badan 100 milyan oo Euro June 2019, laakiin dhaawacyo soo noqnoqday oo isku xigay ayaa carqaladeeyey labadii sannadood ee uu joogay Los Blancos.30 jirkan oo waddankiisa Belgium kala qayb-gelaya tartanka Qaramada Yurub, beddelna kusoo galay kulankii ay Sabtidii 3-0…