Croatia Oo Dhibic Ay U Dagaallantay Kaga Badbaadday Inay Ka Hadho Euro
Xulka qaranka Croatia ayaa barbarro uu u dagaallamay waxa uu la galay Czech Republic oo rikoodhe waqti hore ka dhalisay, waxaanay sidaas kusoo nooleeyeen rajadooda ah inay kusii jiraan tartanka iyagoo 1-1 ku dhamaystay.Croatia ayaa qaybtii hore lagu dhigay rikoodhe kaddib markii uu Lovren wajiga gacanta kaga dhuftay weeraryahanka da’da yar ee Patrik Schick, waxaana rikoodhahan oo laga soo daawaday VAR ku laagtay Patrik Schick oo dhaliyey goolkiisii saddexaad ee tartanka qaramada Yurub oo laba kulan ay ciyaareen.Czech…