Culimada Soomaaliyeed oo afar qodob kasoo saaray shirka door…

Muqdisho (Axadle) – Culimada Soomalaiyeed ayaa maanta bayaan ka kooban afar qodob kasoo saaray shirka wada-tashiga qaran ee haatan Caasimadda Muqdisho uga socdo madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka. Kulan ay isugu yimaadeen Majmaca hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa si gaar ah waxay farriin ugu direen hoggaamiyeesha Soomaaliya ee ku shirsan Teendhada Afisyoone, si go’aan rasmi ah looga soo saaro is mari-waaga…

Former President: It is now or never, please save Somalia

Former President: It is now or never, please save Somalia MOGADISHU, Somalia - Former President Hassan Sheikh Mohamud says the ongoing negotiations in Mogadishu could save Somalia from sinking if only participants set the country's future instead of pursuing short-term political goals and expediency. Prime Minister Mohamed Hussein Roble, five federal leaders including Said Abdullahi Deni, Ahmed…

DAAWO: Ila Raadiya, Ii Raadiya! Xiddigii Arsenal Ee Ilkuhu Ka Daateen

Garoonka dhexdiisa ayuu soo galay isagoo marba meel ku foorsanaya, waxa uu raadinayay ilig ka dhacay waqtigii ay kooxdiisu sagootinta u samaynaysay difaaca reer Brazil ee David Luiz kulankii ugu dambeeyey horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkii Axaddii shalay lasoo xidhay.Waxa la arkayay isagoo wali foorara laakiin ay ciyaartooyo kale ku qoslayaa maadaama afkiisu bannaan yahay oo uu ka dhacay ilig, lamana sheegin in uu helay iyo in kale.Difaaca reer Brazil ee Gabriel Magalhaez ayay afka lagaga dhuftay gacanta waqtigii…

Paul Scholes Oo Magacaabay Labada Xiddig Oo Ay Waajib Tahay In Man

Manchester United waa in ay samayso laba saxeex oo ay kusoo kordhiso safka tababare Ole Gunnar Solskjaer si ay usoo qaban karto Manchester City oo horyaalka ku guuleysato sida uu sheegay halyeygii kooxdaas ee Paul Scholes.Red Devils ayaa culays badan saaran yahay, iyadoo taageereyaashu ay ku mudaharaadsan yihiin mulkiileyaasha qoyska reer Glazer oo ay ka dalbanayaan in ay kooxda iibiyaan, laakiin waxay qoyskani doonayaan in ay mudaharaadka jamaahiirta  iskaga aamusiiyaan saxeexyo iyo xiddigo ay kooxda keenaan…

XF Soomaaliya oo ‘dhibsatay’ magaca Teendhada Afisyoone + Sa…

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sharraxaad ka bixiyey ereyga ‘Teendhada Afisyoone’ oo beryihii dambe ay si weyn u adeegsaneysay warbaahinta, maadaama uu ka socdo shirka wada-tashiga ee arrimaha doorashooyinka. Macalimuu oo qoraalkiisa ay ka muuaqatay in xukuumadda Soomaaliya ay ‘dhibsatay’ magacaasi ayaa sheegay in Afisyoone aysan aheyn…

Featured: Goma was very hot!

"The city of Goma, the capital of the DRC province of North Kivu, has survived," the Congolese sitePolitico. Threatened by the destruction of the volcano Nyiragongo, which erupted early in the evening on Saturday, Goma was finally not reached by the lava flows. The molten magma stopped at the city gates and destroyed homes and fields in the Buhene built-up area."Patrick Muyaya, Minister of Communications and Government…

US implements Ethiopia, Eritrea restrictions over

The United States on Sunday announced visa restrictions for Ethiopian and Eritrean officials accused of promoting a six-month war in Ethiopia's Tigray region, saying those involved "had not taken any meaningful measures to stop hostilities." "People in Tigray continue to be affected by human rights abuses, abuses and atrocities, and urgent humanitarian aid is being blocked by the Ethiopian and Eritrean military," said US Secretary of State Antony Blinken in a statement. "Despite significant diplomatic…

The United States announces visa restrictions for officials in Ethiopia and Eritrea

US announces visa restrictions for Ethiopian and Eritrean officials over Tigray conflict WASHINGTON - An unspecified number of officials from Eritrea and Ethiopia will not be able to obtain visas for the United States over what Washington links to atrocities committed in the Tigray region of Ethiopia, in a war that has left thousands dead, according to unverified reports. Since November 2020,…

“Waxa Uu Tegayaa Koox Qalbigayga Ku Weyn…” – Pep Guardiola Oo

Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaciyey kooxda uu Sergio Aguero u wareegayo, kaddib sagootintii iyo macasalaamayntii ay shalay ugu sameeyeen garoonka Etihad Stadium oo uu laba gool kusii dhaliyey kulankii ay 5-0 ku xasuuqeen Everton.Man City ayaa xilli ciyaareedka kusoo xidhatay guul ay ugu dabbaal-degtay hanashada horyaalka Premier League, waxaanay taasi sagootintii ugu qiimaha badnayd u noqotay Sergio Aguero oo kulankii ugu dambeeyey ee Premier League ah u saftay kooxdaas oo uu muddo 11 sannadood ah u…

CC Shakuur oo la kulmay saddex madaxweyne goboleed + Ujeedka…

Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan u dhexeeyey hoggaamiye xisbiga Wadajir iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka, kaas oo xalay ka dhacay magaalada Axadle ah ee Muqdisho. Kulanka oo uu albaabada u xirnaa ayaa ka qabsoomay Hotelka Peace, wuxuuna u dhexeeyey siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah MUSHARRAX madaxweyne iyo madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Puntland iyo sidoo kale Koonfur…