Xog: Ninkii ka dambeeyay dilka kaaliyaashii iyo askartii Guu…

Jowhar (Axadle) – Saraakiil ka tirsan booliska HirShabeelle iyo xafiiska Madaxweynaha HirShabeelle ayaa Axadle u xaqiijiyay in lasoo qabtay nin ay ku tilmaameen dilaa shiish badan oo ka tirsanaa maleeshiyaadkii Macawiisleyda ee soo wareeray Jowhar.  Xubnanaha aan la hadalnay ayaa sheegay in qaar kamid ah ciidamadii amniga ee xafiiska Madaxweynaha dhaawaceen ninkaan oo kahor inta aan…

Kenyan Malcolm Bidali in custody for three

Malcolm Bidali, a Kenyan citizen, has been detained in Qatar for three weeks and the charges against him are still unknown. This security guard wrote under a pseudonym about the fate of migrant workers in the country. as reported from Dubai, Nicolas keraudren"Twenty nights of detention free of charge". On his twitter account,…

Harry Maguire Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Sababtii Uu Iska Diiday Man

Harry Maguire ayaa sharraxaad ka bixiyey sababtii uu ugu biiray Manchester United isagoo dalab ka haysata Man City sannadkii 2019, markaas oo £80 milyan oo Gini ay United kagala soo wareegtay Leicester City.Ole Gunnar Solskjaer iyo Pep Guardiola ayaa labaduba doonayay saxeexa Maguire, laakiin laacibkan ayaa doorbiday Manchester United.Labada kooxoodba waxay wada-hadallo la yeesheen laacibkan, waxaase kala saaray Maguire oo muddo kooban gudaheed saamayn ku yeeshay kooxda, isagoo noqday kabtanka rasmiga ah xilli ay wada…

Toxic fumes from DR Congo’s Nyiragongo eruption

Five people were found suffocated to death on toxic fumes from the volcanic eruption in the Democratic Republic of the Congo's volcano Nyiragongo on Monday, when strong aftershocks shook the city of Goma. The death toll is 20 the number killed since Africa's most active volcano erupted on Saturday, spewing red-hot melted lava that engulfed houses in its wake. "We have just discovered five dead people," civilian leader Mambo Kawaya told Agence France-Presse (AFP), saying they were "suffocated by the…

Miyay Mendy Iyo Kante Diyaar U Noqonayaan Final-ka Champions League?

Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa ka hadlay haddiiba ay kooxdiisu Final-ka UEFA Champions League helayso xiddigaheeda N’Golo Kante iyo Edouard Mendy oo labaduba dhaawacyo qaba hadda.Kante ayuu gaadhay dhaawac yar oo muruqa ah kulankii Leicester City isaga oo seegay ciyaartii Aston Villa ee shalay halka uu ciyaartaas Villa Park ka dhacday wakhtigii nasashada bedel ku baxay Mendy.Labadaas xiddig ayaa ahaa kuwo muhiim u ahaa wadadii ay Blues u mareen inay gaadhaan Final-ka Champions League, tababare Tuchel ayaa…

SHAXDA SANADKA: Shaxdii Ugu Fiicnayd Premier League Xilli Ciyaareedkan

Shabakadda xogaha dhabta ah kusoo saarta xulashooyinka ciyaaryahanada ee Whoscored ayaa soo saartay shaxdeeda ugu fiican xilli ciyaareedkan ee horyaalka Premier League kaddib markii tartanka si rasmi ah shalay loosoo af-meeray.Shaxda Whoscored ayay si lama filaan ah uga maqan yihiin xiddigo miisaan culus oo laga xusi karo daafaca dhexe ee Man City ee Ruben Dias kaas oo la filayo inuu abaalmarinta xiddiga sanadka ee horyaalka u tartami doono.Aan ku bilawnee goolhayaha shaxdan ayaa ah Emi Martinez oo wacdarro ku dhigay Aston…

the inhabitants of Buhene

The earth is still shaking on Monday morning, May 24 in Goma. Seismic tremors that maintain concern in the population of the capital of northern Kivu, terrified on Saturday night of the Niyragongo volcano. The human path is already heavy with almost twenty victims. Several places on the outskirts were damaged by the lava, especially Buhene.…

Muxuu Tababare Luis Enrique Ka Yidhi Inuu Sergio Ramos Iyo Dhammaan

Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin sababtii uu guud ahaan xiddigaha Real Madrid uga cidhib-tiray liiska xiddigaha uga qayb galaya tartanka Euro gaar ahaan kabtan Sergio Ramos.Enrique ayaa maanta shaaciyay 24-ka xiddig ee xulka Spain u metelaya Euro 2020 balse aan soo xulan hal ciyaaryahan oo Madrid ah isaga oo bedelkooda soo qaatay Aymeric Laporte oo dhawaan dhalasho u qaatay dalkaas.Enrique ayaa sheegay in isaga shaqadiisu ay tahay inuu go’aano gaadho isla markaana…

Garabka Cabdi Xaashi ee xildhibaanada waqooyi oo sheegtay he…

Muqdisho (Axadle) – War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee garabka uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa looga hadlay waxyaabihii kasoo baxay kulankii ay la qaateyn garabka uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda xil-garsiinta Mahdi Guuleed. Garabka Cabdi Xaashi ayaa sheegay in kulankaas la isku afgartay illaa 3 qodob sidoo…

WAR LA SUGAYAY: Eden Hazard Oo Doonaya Inuu Iskaga Tago Real Madrid &

Saxafiga aadka looga ixtiraamo dalka Spain ee Edu Aguirre ayaa shaaca ka qaaday war xasaasi ah oo ah in garabka Real Madrid ee Eden Hazard uu doonayo inuu iskaga tago kooxdaas kuna laabto kooxdiisii hore ee Chelsea.Sida uu sheegayo saxafi Aguirre oo ka hawl-gala muuq-baahiyaha El Chiringuito, Hazard ayaan ahayn mid ku faraxsan Real Madrid waxaana intaas u dheer cabsi uu ka qabo in imaatinka Kylian Mbappe uu sii xumeeyo fursadiisa ciyaareed.Hazard ayay labadiisii sano ee ugu horreeyay ee caasimada Spain soo dishoodeen…