Xiddiga Weyn Oo Barcelona Ka Tirsan Oo La Xaqiijiyey Inuu Bilaash Ku
Barcelona ayaa luminaysa mid ka mid ah xiddigihii ugu qaalisanaa taariikhdeeda kaas oo si bilaash ah kaga tegi doona kaddib markii uu go’aansaday in aanu kordhin qandaraaskiisa oo sannad kali ahi ka hadhsan yahay.Madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta ayaa isbeddel badan ku samaynaya kooxdiisa, waxaanu ka shaqaynayaa in uu dib u dhis ku sameeyo iyagoo si xor ah ula soo wareegay ciyaartooyo waaweyn sida Sergio Aguero, Eric Garcia iyo Memphis Depay oo shaacinta qandaraaskiisa oo kali ahi hadhsan tahay.Laakiin dhinaca kale…