Yaa Iska Celin Kara? Waa Kuwan Saddexda Weeraryahan Ee Uu Pep
Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa lagu soo warramayaa inuu xiddigaha Harry Kane iyo Jack Grealish xilli ciyaareedka dambe doonayo inuu safkiisa weerarka kula mideeyo mucjisada kooxdiisa ee Phil Foden.Sida uu sheegay wargeyska Sportsmail bishii hore, City ayaa diyaar u ah inay rekoodhka suuqa ee England oo dhan jabiso oo ay 100 Milyan oo pound kula soo saxeexato Grealish sidoo kale waxa ay isha la raacayaan Kane oo doonaya inuu Tottenham iskaga baxo.Sida uu sheegayo wargeyska ESPN, Guardiola ayaa doonaya…