CAJIIB: Wali Ma Is Weydiisay Sida Uu Noqon Lahaa Miiska Kala Sarreynta

Xilli ciyaareedkii 2020-21 ee horyaalka Premier League ayaa ugu dambayn soo dhammaaday iyadoo hadda 20-kii kooxood ee tartamayay si buuxda u kala calaf-qaadeen isla markaana dhammaantood ogsoon yihiin boosaska ay ku kala dhammaysteen.Xilli ciyaareedka ayaa dhab ahaan ahaa mid adag marka la eego mashquulka kulamada oo ahaa kuwo xidhiidh ah halka ay sidoo kale la’aanta jamaahiirtu wax qariib ah ahayd.Si kastaba, waxa kasoo hadhay xilli ciyaareedkii hore ayaa ah aalada Video Assistant Refree (V.A.R), tiknoolajiyadaas cusub ayaa…

Xog cusub oo laga helayo baaritaanka ganacsadihii Soomaaliga…

Nairobi (Axadle) – Warbaahinta dalka Kenya ayaa baahisay faah-faahino dheeriya oo laga helayo baaritaano lagu sameeyay meydka ganacsade Bashir Maxamed Gaboobe oo dhawaan meydkiisa laga helay goob duur ah oo ku taalla deegaanka Mwea ee dalka Kenya. Baaritaano la sameeyay ayaa muujinaya in ganacsadaha la jirdilay ka hor inta aanan la ceejin, ayada oo meesha laga saaray in wax rasaas ah loo adeegsaday, waxaase jira garaafooyin u eg in dhulka lagu…

RASMI: Magacyada Afarta Tababare Ee Ku Tartami Doona Abaalmarinta

Maamulka horyaalka Premier League ayaa soo xulay afarta tababare ee ku tartami doona abaalmarinta macalinkii ugu wanaagsanaa horyaalka bishan May ee uu soo dhammaaday tartanku.Afarta tababare ayaa kala ah Mikel Arteta oo Arsenal ah, Jurgen Klopp oo Liverpool ah, macalinka Leeds ee Marcelo Bielsa iyo midka West Ham United ee David Moyes.Arteta ayaa afar kulan oo uu Arsenal horyaalka layliyay bishan May dhammaantood soo guuleystay waxaana kamid ahaa laba kulan oo Derby ah oo kala ahaa Crystal Palace iyo Chelsea.Marcelo Bielsa…

controversy after the purchase of a new plane

The purchase of a new Airbus "A320 Neo", which will be delivered on July 16, does not go unnoticed. The opposition and civil society demand accountability, the government is trying to explain. as reported from Dakar, Charlotte idrac"It was time to replace the presidency's A319," according to the minister's spokesman for the…

RASMI: Liiska SIDDEEDA Xiddig Ee Ku Tartamaya Abaalmarinta Xiddiga

Maamulka horyaalka Premier League ayaa ku dhawaaqay liiska siddeeda xiddig ee ku tartami doona abaalmarinta ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa tartanka bishan May ee ahayd bishii ugu dambaysay xilli ciyaareedkan 2020-21.Siddeeda xiddig ayaa kala ah Alisson Becker, Sadio Mane, Aaron Ramsdale, Gareth Bale, Christian Benteke, Joseph Willock, Nicolas Pepe iyo Rodrigo Moreno.Aan ku bilawnee Gareth Bale ayaa bishaas shan kulan metelay Tottenham isaga oo saddex guulood iyo laba guuldarro lasoo kulmay halka uu saddex gool usoo dhaliyay…

Turkey enters Africa amid criticism of Somalia’s affairs

Turkey enters Africa amid criticism of Somalia's affairs MOGADISHU, Somalia - The Turkish government has reiterated its commitment to work with African countries on security, trade and investment issues, amid external competition to seize the continent, which is seen as the future epicenter of the world economies. Ankara has made inroads in Africa, but its influence is largely visible in…

Sawirro: Askari Kenyan ah oo u afduuban Al-Shabaab oo farrii…

Muqdisho (Axadle) – Muuqaal cusub oo ay soo saartay garabka Warbaahinta ee Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo bandhigay mid kamid ah askarti ciidanka Kenya ee lagu qabtay dagaalkii Ceel-Cadde ee dhacay sanaddii 2016. Gerishon W. Wesike oo ah maxbuus gacanta ugu jira Al-Shabaab ayaa farriimo u diray Uhuru Kenyatta iyo shacabka Kenya, sido kalana wuxuu ka hadlay howlgalka AMISOM oo ay qeyb ka tahay Dowladda Kenya. Askarigaan ayaa sheegay in dowladiisa…

What Happens to Your Body When You Eat Healthy Every Day

Be honest: how many times have you decided to start eating healthy in order to lose some weight, only to find yourself giving up and indulging in something sweet or salty later? This is a process known as yo-yo dieting, where people try to "get healthier" by crash dieting. Then after some time, they feel hungry and deprived and give up on their health goals entirely. This common cycle is a toxic dieting belief that people commonly fall for, which is why it's important to change your mindset if you want to eat healthy every…

Big test for Bihi before Somaliland’s votes

Big test for Bihi before Somaliland's votes HARGEISA, Somalia - Nearly one million voters will have a chance to elect their local representatives in North Western of Somaliacivic and parliamentary contests, in what could be a major test for President Muse Bihi Abdi, who is trying to control the House for agenda-setting. This will be the first direct election in Somalia's breakaway region, which…

the vice chairman places the leaders for

Are Malian President Bah N'Daw and his Prime Minister Moctar Ouane doomed? The two men were taken this Monday, May 24, 2021, to the Kati camp, near Bamako, by soldiers near the National Committee for the Salvation of the People, at the beginning of the coup on August 18, 2020. Colonel Assimi Goïta, Vice President of the Transition and CNSP strongman got a press release read on TV where he explained that…