“Waxaan Rajaynayaa…..” – Gerard Pique Oo Ka Hadlay Haddii Uu Doonayo
Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa ka hadlay mustaqbalka da’yarka Borussia Dortmund ee Erling Haaland iyo haddii uu la jeclaan lahaa inuu kula soo biiro Barca.Xaalada dhaqaale ee Blaugrana ayaa ah mid adag iyaga oo inta badan raadinaya xiddigo heshiisku ka dhacay oo qaab bilaash ah lagu heli karo balse waxa sidoo kale jirta niyad samaan lagu qabo inay hal saxeex oo weyn samayn doonaan.Pique oo la hadlay Youtuber-ka lagu magacaabo Ibai Llanos ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa in Haaland uu kula soo biiro…