Ciidamada Xoogga dalka oo fashiliyey qaraxyo iyo wararkii ug…
Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo qorsheysan oo ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose, gaar ahaan inta u dhexeysa Awdheegle & Bariire ee gobolkaasi.
Howl-galladan oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa fuliyey ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor, iyaga oo fashiliyey weerar ay…