Denmark Oo Murugadii Christian Eriksen Loogu Daray Guul-darro

Xulka qaranka Denmark ayay isku raaceen laba murugo kulankoodii ugu horreeyey tartanka qaramada Yurub ee Euro ee ay magaalada Copenhagen kula ciyaareen Finland.Ciyaartan ayaa la joojiyey muddo laba saacadood ku dhow, kaddib markii uu garoonka dhexdiisa ku suuxay, koomo na galay Christian Eriksen oo cusbitaalka loola caray.Denmark oo awoodda sare lahayd 40kii daqiiqadood ee ugu horreeyey ciyaarta ayaa murugo gashay markii uu Eriksen garoonka ku dhacay, waxaase ay dib ugu soo laabteen garoonka ku dhowaad laba saacadood,…

low attendance at polling stations for

Twenty-four million voters were called to the polls to elect 407 deputies for the future National Assembly. Polling stations closed their doors at 8 pm local time after an hour's extension. One of the issues in the vote was turnout. According to the election authority, however, the turnout was 14% at 4 pm. At the capital's office, the audience was not at the meeting last Saturday.…

Maaha Mbappe & Griezmann! Timo Werner Oo Magacaabay Xiddiga Ay Ka

Weeraryahanka xulka qaranka Germany iyo kooxda Chelsea ee Timo Werner ayaa sharraxaad ka bixiyey sababta ay uga baqayaan xulka qaranka France oo ay Salaasada wada ciyaari doonaan kulankooda tartanka qaramada Yurub ee Euro.Faransiiska ayaa ka mid ah waddamada loo saadaalinayo koobka, waxaanay ka xooggan yihiin weerarka oo ay u joogaan Antoine Griezmann iyo Klian Mbappe. Sidoo kale khadka dhexe ayay ku haystaan ciyaartooyo heersare ah sida N’Golo Kante iyo Pogba.Group F oo ay ku wada jiraan Germany, France, Portugal iyo Hungry…

QIIMAYN: 50ka Ciyaartoy Ee Sannadkan 2021 Ugu Wanaagsanaa Dunida Oo La

Kontonka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa dunida sannadkan 2021 ayaa la magacaabay, waxaana kaalinta koowaad galay aan kasoo muuqanin labada ciyaartoy ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo ku dhowaad 15 sannadood kasoo muuqday kaalmaha ugu sarreeya.Xiddiga Barcelona ee Lionel Messi ayaa soo galay kaalinta labaad, laakiin saaxiibkii Cristiano Ronaldo ayaa kasoo muuqda 10aad.Wargeyska caanka  ah ee kasoo baxa Ingiriiska ee FouFourTwo ayaa sameeyey qiimayntii sannadkan 2021 ee badhtamaha maraya, waxaana kaalinta koowaad uu…

his grandson asks for openness

As soon as the schedule was announced, Patrice Emery Lumumba's remains were postponed indefinitely. The reason from the authorities is the health crisis. Jean-Jacques Lumumba, the grandson of the father of Congolese independence, calls for transparency in the cost of these ceremonies. Congolese President Felix Tshisekedi was…

New murderous kidnapping in the north

A deadly attack took place on Thursday evening, June 10, at a science college in northern Nigeria. At least one student was killed and several people were abducted. Teachers and students at Zaria Science and Technology College are still in shock after the attack took place on Thursday night."I'm pregnant, I can not walk," said…

Rooble oo guddi u magacaabay raadinta askartii loo qaaday Er…

Muqdisho (Axadle)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed ee wiilashoodii tababarka loogu qaaday dalka Eritrea, kuwaas oo tan iyo markii dalka laga dhoofiyey aan laga helin xog sugan. Guddiga uu ra’iisul wasaare Rooble u magacaabay baaritaanka arrintaan ayaa ka kooban shan xubnood waxayna kala yihiin: 1 – Xasan Xuseen Xaaji wasiirka gaashaandhigga Guddoomiye.2 – Mukhtaar Xuseen Afrax wasiirka arrimaha gudaha Xubin.3 – Danjire…

Waa Kuma Xiddiga Aanay Barcelona Wali La Saxeexanin Ee Dukaamada Lagu

Dukaamada rasmiga ah ee Barcelona ay ku leedahay Online-ka ayaa lagu kala  iibsanayaa xiddiga aanay kooxdaasi wali saxeexiisa ku dhawaaqin oo wararku sheegayaan in koox kale ka dul-qaadayso.Sabtidii maanta ayaa dukaamada Online-ka ah ee Barcelona waxay taageereyaashu ku arkeen dharka ay kooxdu ku ciyaarayso xilli ciyaareedka dhowaanta bilaabmaya oo uu ku jiro weeraryahanka reer Netherlands ee Memphis Depay.Laacibkan oo lala xidhiidhinayo Barcelona ayaanay wali ku dhawaaqin heshiiskiisa, waxaana xaqiiqo ah inuu soo dhamaaday…

Kylian Mbappe Oo Magacaabay Difaaca Ugu Weereeya Ee Uu Abid Ka Hor

Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe ayaa magacaabay difaaca ugu dheereeya ee intii uu garoomada ku jiray uu ka hor tegay, kaas oo uu tilmaamay mid awood leh oo uu u qushuucay qaab ciyaareedkiisa.Mbappe oo ka mid ah ciyaartoyda ugu dheeraysa kubadda cagta waqtigan ayaa isagoo waraysi siinayay wargeyska France Football waxa la weydiiyey ciyaartoyda uu orodkooda ka yaabay, waxaana uu markiiba lasoo baxay afar laacib oo uu ku jiro weeraryahanka Arsenal iyo xulka qaranka Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang, laakiin waxa…

Saddex dal oo Carab ah oo billaabay inay Muslimiinta Uyghurs…

Riyadh (Axadle) – Dalalka Imaaraadka Carabta, Masar iyo Sacuudi Carabiya ayaa billaabay inay masaafuriyaan oo ay Shiinaha u gacan geliyaan Muslimiinta Uyghur ee dalkaas lagu ciqaabo, sida uu shaaciyey taleefishinka CNN. Warbixinta CNN ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay 2018 illaa 2020, u gacan geliyeen Shiinaha ugu yaraan hal qof oo Uyghur ah, kaasi oo dalkaas u tegay inuu kusoo guto Cumrada. Qof kale ayaa sidoo kale la xiray kadib markii uu…