WAR BUUXA: Gini Wijnaldum Oo Doortay Sababtii Uu PSG Uga Doortay
Khadka dhexe ee xulka qaranka Netherlands ahna saxeexa cusub ee kooxda Paris Saint-Germain ee Georginio Wijnaldum ayaa sidii laga sugayay u bayaamiyay sababtii uu kooxda caasimada France ugu biiray ee uu ugu gacan saydhay Barcelona.Wijnaldum ayaa ahaa ciyaaryahan ay Barcelona saxeexiisa isa siisay oo ay filanaysay inuu u wareegayo kaddib mudo dheer oo ay raadinaysay kahor inta aysan PSG xilli dambe soo dhex galin wadahadaladii u dhaxeeyay.Paris ayaa kula heshiisay Wijnaldum sanadkii mushahar 10 Milyan oo euro ah waana lacag…