Maaha Mbappe & Griezmann! Timo Werner Oo Magacaabay Xiddiga Ay Ka
Weeraryahanka xulka qaranka Germany iyo kooxda Chelsea ee Timo Werner ayaa sharraxaad ka bixiyey sababta ay uga baqayaan xulka qaranka France oo ay Salaasada wada ciyaari doonaan kulankooda tartanka qaramada Yurub ee Euro.Faransiiska ayaa ka mid ah waddamada loo saadaalinayo koobka, waxaanay ka xooggan yihiin weerarka oo ay u joogaan Antoine Griezmann iyo Klian Mbappe. Sidoo kale khadka dhexe ayay ku haystaan ciyaartooyo heersare ah sida N’Golo Kante iyo Pogba.Group F oo ay ku wada jiraan Germany, France, Portugal iyo Hungry…