Maxaa Soo Kordhay? Lionel Messi Wixii Ka Dambeeya Arbacada Kama
Laga bilaabo maalinta Arbacada ee toddobaadka soo socda, Lionel Messi ayaa xor ka noqon doona Barcelona, waxaana sidaas ku dhamaanaya heshiiskiisii soo socday tan iyo 2003 oo ahayd waqtigii isagoo carruur ah uu yimid kulliyadda La Masia ee Barcelona.33 jirkan reer Argentina ayaa ka maqan Spain, waxaanu ku sugan yahay waddanka Brazil oo uu kaga qayb-gelayo ciyaaraha Copa America oo uu dulkiisu u gudbay wareegga siddeedda.Barca ayaa kulamo iyo wada-hadallo joogto ah la lahayd wakiilka Messi ee Jorge Messi oo sidoo kalena ah…