Siyaasiyinta Waqooyiga ee garabka Cabdi Xaashi oo eedeyn cul…
Muqdisho (Axadle) – Golaha Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeeyey inuu faragelin ku hayo guddiyada doorashada ee Gobolada Waqooyi.
Golaha oo isugu jiro siyaasiyiin iyo xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu weli wado faragelinta guddiyada doorashada Gobaladda Waqooyi, waxayna ku eedeeyeen inuu…