GO’AAN: Griezmann Oo Go’aansaday Waqtiga Uu Ka Tegayo Barcelona &
Weeraryahanka reer France ee Antoine Griezmann ayaa go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa Barcelona, waxaanu mar horeba sii qabsaday waqtiga uu ka tegayo kooxda reer Spain iyo naadiga cusub ee uu slahdigan doono.Griezmann oo sannadkii 2019 ay Barcelona kasoo iibsatay Atletico Madrid ayaan wali sidii la filayay ula qabsanin qaab ciyaareedka Barcelona, waxaana uu la kulmayaa dhalleecayn badan.Laakiin waqtigan oo uu ku maqan yahay xulka qarankiisa ayaa uu u muuqanayaa inuu ka nafisay culayskii saxaafadda Spain oo uu bandhig fiican…