Shaxaha Rasmiga Ah Ee Wales vs Denmark – James, Bale, Allen & Ramsey

Waa kulanka ugu horreeya wareegga 16ka tartanka Euro 2020, halkan ayaanu kasoo bixi doonaa dalka ugu horreeya ee marxaladdan ku hadhaya iyo midka ugu horreeya ee u gudbaya wareegga siddeedda.

Xulalka Wales iyo Denmark ayaa foodda is-daraya, iyadoo labadooduba kusoo baxeen kaalmaha labaad ee hormooyinkooda.

Wales waxa ugu soo bilowday Ben Davies, Chris Mepham iyo Kieffer Moore iyadoo tababare Boss Robert uu kulankan ka dhacay magaalada Amsterdam uu lasoo shir tegay safkiisa ugu adag ay hoggaaminayaan Gareth Bale, Aaron Ramsey, Allen, James iyo Moore.

Denmark waxa laba isbeddel lagu sameeyey safkii ay ku ciyaareen kulankii Ruushka ee wareeggii Groupyada ee ay kusoo badiyeen 4-1, taas oo u ogolaatay inay usoo gudbaan 16ka. Kasper Dolberg iyo Jens Stryger ayaa beddelay Dniel Wass iyo Yussuf Poulsen.

Shaxaha rasmiga ah ee labada xul:

DENMARK XI: Schmeichel, Christensen, Kjaer, Vestergaard, Stryger Larsen, Hojbjerg, Delaney, Maehle, Braithwaite, Damsgaard, Dolberg.

Subs: Andersen, Skov, Skov Olsen, Mathias Zanka Jorgensen, Norgaard, Lossl, Wind, Cornelius, Ronnow, Jensen, Christiansen, Boilesen.

WALES XI: Ward, Connor Roberts, Rodon, Mepham, Ben Davies, Morrell, Allen, Bale, Ramsey, James, Moore.

Subs: Hennessey, Gunter, Neco Williams, Lockyer, Wilson, Tyler Roberts, Jonathan Williams, Brooks, Adam Davies, Levitt, Cabango, Smith.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More