Niyad-dhis Mise Xaqiiqo: Giorgio Chiellini Oo Sheegay In Ciyaaryahanadda
Difaaca xulka qaranka Talyaaniga ee Giorgio Chiellini ayaa ku tilmaamay xulka England ‘murashaxiin halis ah oo ku guuleysanaya tartanka Euro’ ee ay finalkiisa usoo gudbeen, kaas oo ay Axadda wada ciyaari doonaan Talyaaniga iyo Ingiriisku.Giorgio Chiellini ayaa dareensan ‘tayada iyo awoodda jidh ahaaneed’ ee ciyaartoyga England in ay tahay sarraysa, isla markaana aanay fududaan doonin marka ay iska hor yimaaddeen. Sidaas oo ay tahay, waxa uu Giorgio Chiellini sheegay in xulka qarankooda Talyaanigu aanu ka baqaynin Three Lions…