RASMI: Arsenal vs Chelsea, Tottenham vs Chelsea – Isku-aadka Kulamada
Chelsea ayaa shaacisay kulamada saaxiibtinimo ee xagaagan ee ay iskugu diyaarinayso xilli ciyaareedka, kuwaas oo u bilaabmi doona maalinta Sabtida ee soo socota.Thomas Tuchel ayaa Cobham kusoo dhoweeyey 28 ciyaartoy oo kusoo laabtay tababarka Isniintii, kuwaas oo ay ka maqan yihiin laacibiintii ka qayb-galay tartamada Euro iyo Copa America.Tababare Tuchel ayay kooxdiisu Sabtida ciyaari doontaa kulankii saaxiibtinimo ee ugu horreeyey xagaagan, waxaanay foodda is-dari doonaan kooxda yar ee Peterborough United oo garoonka…