DAAWO: Pepe Iyo Ronaldo Oo Xalay Goolhaye Patricio U Sheegay Halka Uu
Daafaca dhexe ee xulka Portugal ee Keplor Pepe ayaa la arkay isaga oo ku qaylinaya goolhayaha xulkiisa ee Rui Patricio kaddib markii uu iska diiday tilmaan uu siiyay markii uu wajahayay Karim Benzema oo rigoore ku laagayay.Weeraryahanka French-ka ah oo mudo dheer Real Madrid kala soo tirsanaa Pepe iyo Cristiano Ronaldo ayaa rigooraha lagu abaalmariyay qaab xoogan garabka bidix ee goolka uga dhaliyay.Laakiin kahor inta uusan rigooraha laakiin Benzema, Pepe ayaa la arkayay isaga oo u sheegaya Patricio inuu isku tuuro oo uu…