Xiddig Barcelona Ah Oo Premier League Imanaya, Daafac Ka Baxaya Man
Aston Villa ayaa ku rajo weyn inay heshiis cusub oo ka saxeexato kabtankeeda Jack Grealish iyaga oo mushahar ahaan toddobaadkii u siinaya £150,000 xilli uu xiiso ka helayo Man City. (Telegraph – subscription required)Juventus ayaa rajaynaysa in Cristiano Ronaldo uu deg-deg go’aan uga gaadhi doono mustaqbalkiiisa kooxda kaddib markii Portugal ay ka hadheen Euro, heshiiska Ronaldo ee Juve ayaa ku eeg 2022. (Tuttosport – in Italian)Manchester United ayaa u dirtay rag usoo daawada khadka dhexe ee ree France ee Adrien Rabiot…