Waxa Loo Arkayay Midka Dhaxlaya Sergio Busquets Balse 17 Daqiiqo Oo
17 daqiiqo oo kaliya, haa taasi waa inta uu kusoo dhammaaday waayaha ciyaareed ee Matheus Fernandes ee Barcelona, walow mustaqbal weyn laga lahaa hadda kooxda ayaa xalay si rasmi ah usoo af-jartay heshiiskiisii kooxda oo ay baabiisay.Barcelona ayaa xagaagii 2020 lacag 7 Milyan oo euro ah kasoo bixisay Fernandes halka ay saddex Milyan oo euro oo kale ahaayeen kuwo shuruud ku xidhan sida ay kula soo heshiisay kooxdiisii Palmieras.Fernandes ayaa yimid Camp Nou iyadoo loo arko bedelka mudada dheer ee Sergio Busquets oo udub…