Laba Xiddig Oo Muhiim Ah Oo Ka Dhaawacmay Xulka Faransiiska
Xulka qaranka Faransiiska ayaa waxa usoo yeedhaya war ay ka naxayaan xilli ay isku diyaarinayaan kulanka adag ee wareegga 16ka ay ku ballansan yihiin Switzerland, waxaana ka dhaawacmay laba ciyaartoy oo muhiim ah intii uu socday tababarkii Khamiistii maanta.Faransiiska ayay hore uga dhaawacmeen Ousmane Dembele, Lucas Hernandez iyo Lucas Digne, laakiin silsiladda dhaawacyadoodu wali way socotaa.Tababarkii ciyaartoyda ee Khamiistii maanta ayaa waxa laga saaray laba ka mid ah ciyaartoyda uu tababare Didier Deschamps ku…