Waa tuma Saxarla C/llaahi: Gabadhii ugu horreysay ee Soomaal…
Addis ababa (Axadle) – Saxarla Cabdullaahi Bahdoon ayaa noqotay inta taariikhda la ogyahay qofkii ugu horeeyey oo Soomaali ah oo Xildhibaan loogu doorto Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.
Saxarla Cabdullaahi ayaa hadda ah wasiiru dowlaha arrimaha caafimaadka dowladda federaalka ee waddanka Itoobiya.
Waxay kusoo baxday cod aqlabiyad leh kadib tartan adag oo ka dhacay doorashadii bishii hore loo galay kursiga Xildhibaanimo ee Xaafadda Yeka ee magaalada Addis Ababa.
Saxarla Cabdullaahi waxa ay ku…