Waa Kuwan Afarta Ciyaartoy Ee Arsenal Xilli Ciyaareedka Dambe Ka Dhigi
Xiddigii hore ee kooxda Liverpool ee Danny Murphy ayaa shaaca ka qaaday afar xiddig oo uu filayo inay Arsenal ka caawin doonaan xilli ciyaareedka soo socda inay horumar lama filaan ah samayso.Kooxda tababare Mikel Arteta ayaa xilli ciyaareedkii hore booska 8-aad kaga dhammaysatay kala sarreynta Premier League iyagoo xataa usoo bixi waayay European Confrence League oo ah tartan cusub isla markaana seegaya guud ahaan tartamada Yurub.Arsenal ayaa ilaa haatan dhawr saxeex samaysay iyadoo la wareegtay Albert Sambi Lokonga iyo…