DHIRBAAXO: Man United Oo Xiddig Ka Dhaawacmay Kahor Bilawga Xilli
Kooxda Manchester United ayaa ah mid ay haleeshay dhirbaaxo dhaawac kahor xilli ciyaareedka cusub ee 2021-22 waxaana dhibaato canqawga ahi ay gaadhay daafaca bidix ee ree Brazil ee Alex Telles.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday in 28 sano jirkaasi uu maqnaan doono dhawr toddobaad kaddib dhaawacaas tababarka ku gaadhay.Dhaawacaas ayaa ku sababay Telles inuusan qayb ka noqon safka kooxdiisa ee ka qayb galay kulankii saaxiibtinimo ee ay guuldarrada kala kulmeen QPR shalay.Ole Gunnar oo xaalada Alex Telles uga…