MUHIIM: Lionel Messi Oo Aan Dhammaysan Doonin Heshiiskiisa Barcelona &
Kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi ayaa la filayaa inuu heshiis cusub oo shan sano ah u saxeexo Barcelona balse warar cusub ayaa sheegaya inuu kaliya laba sano oo kale sii joogi doono Camp Nou.Messi ayaa koox la’aan ahaa 17 maalmood kaddib markii heshiiskiisii Barcelona uu dhacay 30-kii bishii June. Leo ayaa kasoo caawiyay dhawaan dalkiisa inay kusoo guuleystaan Copa America oo u noqonaya isaga koobkiisii ugu horreeyay ee caalami ah.Messi ayaa sanadkii hore si xoogan loola xidhiidhinayay kooxda kusoo guuleysatay…