Mikel Arteta Oo Ogaaday Xiddiga Caqabadda Ku Noqonaya In Arsenal Lasoo
Arsenal waxay xiiso u muujisay weeraryahanka Inter Milan ee Lautaro Martinez oo uu tababare Mikel Arteta doonayo in kooxdiisu ku dagaalanto sidii ay ula soo wareegi lahayd suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan.Sida uu qoray wargeyska The Athletic, Arsenal oo xilli ciyaareedkii hore ka dhibaatootay afka hore ee weerarka ayaa doonaysa weeraryahanka reer Argentina ee Lautaro Martinez oo 17 gool u dhaliyey Inter Milan 38 ciyaarood oo horyaalka Serie A ah oo uu u saftay xilli ciyaareedkii hore.Warka ayaa waxa uu intaa ku daray, in…