Marka Hore Jack Grealish, Kaddibna Harry Kane – Qorshaha Man City Ee
Manchester City ayaa dhexda u xidhanaysa sidii ay u heli lahayd labada ciyaartoy ee bartilmaameedka ugu weyn u ah xagaagan ee Jack Grealish iyo Harry Kane, kuwaas oo ay midkood dalab ka gudbisay, kan kalena ay u xadhko xidhanayso.Xiddiga khadka dhexe ee Jack Grealish ayay Man City ka gudbisay dalab £100 milyan oo Gini ah, waxaanu qorshuhu yahay in marka ay gacanta ku dhigaan 25 jirkan ay bilaabaan hawl-galka labaad ee ay ku raadinayaan Kane.Jack Grealish ayaa haddii ay Man City iibsato, waxa uu noqon doonaa ciyaartoygii ugu…