U bood qoraalka
Wednesday, November 18, 2026 7 Jumada al-Thaniyah 1448 AH Fajr 04:31
Muqdisho 27°C
Deg-deg: Xiisadda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta: Xasan Sheekh ma Abu Dhabi ayuu la hadlayay mise mucaaradka gudaha?
Warar Deg-deg ah
Axadle
Qayb · Page 445

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Wax badan oo ka socda Somalia

Newest first
Cabdiraxmaan Odowaa u jawaabay Dubbe – “Wuxuu

Cabdiraxmaan Odowaa u jawaabay Dubbe – “Wuxuu

Gaalkacyo (Axadle) – Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo maanta dib loogu doortay kursiga HOP#069 ayaa guushiisa, kadib u jawaabay wasiirka warfaafinta, ahna…

Akhris 2 daqiiqo
Maxaa laga yeelayaa doorashada Garbahaarey? –
Gedo

Maxaa laga yeelayaa doorashada Garbahaarey? –

Garbahaarey (Axadle) – Magaalada Garbahaarey waxaa weli ka taagan dood xoogan oo hareysay doorashada 16-ka kursi ee taalla gudaha magaaladaasi oo ah…

Akhris 2 daqiiqo
Sidee ayey golaha wasiirada Rooble ugu fashilmeen

Sidee ayey golaha wasiirada Rooble ugu fashilmeen

Muqdisho (Axadle) – Golaha Wasiirada Ra’iisul Wasaare Rooble waxay noqdeen Wasiiradii u horreeyay ee xilliga kala guurka maareyn waayay kuna guuldareystay inay…

Akhris 2 daqiiqo
Xog: Astaamaha muujinaya qorshaha dhabta ah ee
South West State

Xog: Astaamaha muujinaya qorshaha dhabta ah ee

Baydhaba (Axadle) – Waxaa isi-soo taraya astaamaha muujinaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen uu ku jiro damac ah inuu xubin ka…

Akhris 2 daqiiqo
Madax wareer siyaasadeed oo haysta Rooble –
Gedo

Madax wareer siyaasadeed oo haysta Rooble –

Muqdisho (Axadle) – Is-mari-waaga ka taagan doorashada ay tahay in lagu qabto Magaalada Garbahaarey ayaa noqotay caqabadda ugu weyn ee xilligan uu…

Akhris 2 daqiiqo
Saciid Deni oo ku fashilmay qorshihiisa beesha
Bari

Saciid Deni oo ku fashilmay qorshihiisa beesha

Boosaaso (Caasimada Onine) – Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntand Saciid Cabdullaahi Deni iyo mid k amid ah Beelaha daga Puntland ayaa heshiis ka…

Akhris 2 daqiiqo