Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

What is the name of the coalition of armed groups?

The Central African Republic has been affected since Thursday by movements of large armed men. Six armed groups (MPC, 3R, FPRC, UPC, anti-balaka wing Mokom, anti-balaka wing Ndomaté) signed a joint declaration on 15 December to condemn the peace agreement. It is the "Declaration of Kamba Kota", a town in the northwest. In another leaked unsigned document, they call themselves the "Coalition of Patriots…

Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Milatariga oo gaaray

Taliyaha ciidanka Milatariga Soomaaliya sareeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdi Maxamed Xasan Xijaar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo. Ujeedada Saraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gaalkacyo ayaa lagu sheegay in ay tahay ka qeybgalka aas qaran oo loo sameynayo Saraakiil ka tirsan Ciidanka oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday…

Saraakiishii qaybta 21 aad oo maanta lagu aasay Gaalkacyo! –

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu  sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaybta 21 aad ee ciidanka Xoogga dalka oo shalay ku dhintay qarax ka dhacay Xarunta gobolka Mudug. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdi Maxamed Xasan Xijaar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya  oo…

Saraakiishii ku dhimatay Qarixii Gaalkacyo oo maanta la

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu  sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaybta 21 aad ee ciidanka Xoogga dalka oo shalay ku dhintay qarax ka dhacay Xarunta gobolka Mudug. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdi Maxamed Xasan Xijaar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya  oo…

Waa maxay Guga Carabtu, sidee se ku bilaabmay? – Axadle

Bishii December 2010, mudaaharaadyo dowladda looga soo horjeedo ayaa ka qarxay magaalada yar ee Tuuniisiya ee Sidi Bouzid, durbadiiba waxa ay ku fideen waddanka oo dhan, aakhirkiina waxaa xigay bannaanbaxyo la mid ah kuwaas oo ka socda waddamada deriska ah. Markay ahayd Febraayo 2011, Masar, Liibiya, Baxrayn, Yemen iyo Suuriya waxaa hareeyay kacdoonno iyaga u The post Waa maxay Guga Carabtu, sidee se ku bilaabmay? appeared first on AxadleTM.

Xukuumadda Soomaaliya oo Kenya ku eedeysay abaabulka Jabhad

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka si dhaw ay ula socoto abaabul Militari oo Kenya ay ku abuureyso Jabhad ku sugan Aagga Mandheera. Warka kasoo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay Kenya uga digeyso shirqoolkaas ay la damacsan tahay Ciidamada ku sugan Gobolka Gedo sida ku xusan Warsaxaafadeedka. “Dowldda Federaalka Soomaaliya waxay si dhaw ula socotaa abaabulka militari ee ay Dowladda Kenya…

Xil heynta Lafta Gareen ee Koofur Galbeed oo maanta labo

Hogaamiyaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta oo kale 19-ka December 2018-kii, kadib markii Dowladdu ay xirtay Muqtaar Roobow oo xilkaan ku hamiyay, dibadbaxyo rabshada watay oo dad rayid ah lagu dilay & Tijaabo adag oo ay gashay Xukuumadda Federaalka. Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Hogaamiyaha DG KGS waxaa la tartamay Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Ibraahim Macalin Nuur, Sayid Axmed Sheekh Daahir & Xuseen Cismaan Xuseen.…

Bandow Gaalkacyo la geliyay & dhaawacyo laga soo qaadayo. –

Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta la joojiyay dhaq-dhaqaaqa Magaaladaas, kadib markii laamaha ammaanka ay go’aan ku gaareen in lagu dhaqaaqo baaris la xiriirta qarax sababay dhimashada & Dhaawaca. Ciidamada ayaa xiray waddooyinka, dadka ayaa lagu wargeliyay in aysan kasoo bixin guryahooda, waxaana magaalada ku dhex socda Askarta sameyneysa baaris sida ilo xog ogaal ah ay Axadle u xaqiijiyeen. Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku hanjabay in…

Mareykanka oo Markab dagaal usoo diray Soomaaliya si ugu

Dowladda Mareykanka ayaa muujineysa go’aanka ay ku dhaqangelineyso amarka kasoo baxay madaxeynaha xilka kasii degaya Donald Trump ee ah in uu Soomaaliya kala baxayo Ciidamada ka jooga. Trump ayaa si cad u sheegay in bartamaha Bisha Janaayo 2021 oo ah bilawga sanadka ah, kuna beegan 5-cishe kahor inta uusan xafiiska la wareegin Hogaamiyaha Dooran Joe Biden uu askartiisa ka saarayo Soomaaliya. Saraakiil Militari gaar ahaan Ciidanka Badda Mareykanka ayaa sheegay in Markabkaan uu…