Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Madaxweyne ka badbaaday isku day dil xilli uu ku guda jiray …

Bamako (Axadle) – Madaxweynaha kumeel-gaarka ah ee dalka Mali, Assimi Goita ayaa saaka ka bad-baaday isku day dil oo loo adeegsadat mindi ah intii lagu guda jiray salaadii Ciida-Carafo ee Masjidka weyn ee Bamako, sida ay sheegtay madaxtooyada dalkaas. Weerarka ayaa waxaa fuliyey laba nin oo mid uu mindi watay, kuwaas oo la sheegay inay usoo dhaqaaqeen dhanka Goita, kaasi oo durba ay la ordeen ciidamada amniga. Qoraalk kasoo baxay Madaxtooyada ayaa…

Senegalese Boulaye Dia and Algerian Aïssa

The Spanish club recruited two African internationals in July 2021. Senegalese striker Boulaye Dia has been transferred from the Stade de Reims. Algerian defender Aïssa Mandi, also a member of the Reims club, has also joined the "Yellow Submarine". He was at the end of his contract with Real Betis. Winner of the Europa League…

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda u dhaxeysa Imaaraadka iyo…

Riyadh (Axadle) – Hoggaamiyayaasha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa Isniintii ku kulmay magaalada Riyadh, si ay u adkeeyaan xiriirkooda kadib markii dhowaan labada dowladood ay hadallo hawada isu mariyeen ayaga oo ku muransan qiimaha shidaalka caalamka. “Walaalkey Mohammed bin Salman iyo aniga waxaan ka wada-hadalnay hababka lagu xoojin karo xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga muhiimka ah ee labadeena dal,” waxaa sidaas yiri dhaxal-sugaha Abu…

Sawirro: Muqdisho iyo magaalooyinka dalka oo maanta si weyn …

Muqdisho (Axadle) – Waxaa maanta si weyn looga ciiday Caasimadda Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya maalinta koowaad ee Ciida-Carafo, ayada oo inta badan salaadda ciida lagu dukaday goobaha fagaaraayaasha. Masjidka Isbaaheysiga Islaamka ee Caasimadda Muqdisho ayaa kamid ahaa goobihii lagu dukaday salaadda ciida, ayada oo aysan ciidan kala soo qeyb-galin Madaxda sarre ee dalka oo hore bulshada ugala qeyb-gali jiray dukashada salaadda…

Jubaland oo soo saartay digniin culus iyo heegan la geliyay …

Kismaayo (Axadle) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay digniin culus oo ku aadan maalmaha ciida iyo is-dhex-galka bulshada kala jinsiga ah, sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda cadaalada ee maamulkaas. Shacabka ayaa gebi ahaanba looga digay inay isugu tagaan Xeebaha oo halis ka dhalan karto, maadaama badda ay kacsan tahay, ayada oo hay’addaha amaanka la faray in dadka ay ka celiyaan. “Waxaa reebban in dadka loo fasaxo meelaha la…

doctors in the public sector choose

As of Tuesday, July 20, 2021, doctors in the public sector will stop taking care of emergencies in public health institutions. The doctors' unions have therefore decided to raise the gear after seeing what they call the failure of the negotiations with the government. as reported from Kinshasa, Kamanda Wa KamandaGathered at…

Xasan oo war cusub kasoo saaray heshiiska doorashada – Caasi…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweymihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo muuqaal soo duubay ayaa ka hadlay munaasabadda Ciidul-Adxa oo maanta Talaado ah ay ku beegan tahay maalintii koowaad oo si weyn loo Ciidayo. Ugu horreyn Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan munaasadda Ciida u diray dadka Soomaaliyeed, isaga oo dalkana Alle uga baryey amni iyo horumar. “Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda…

Xasan Sheekh oo ku baaqay in la fuliyo heshiiskii doorashooy…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweymaha hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo muuqaal soo duubay ayaa ka hadlay munaasabadda Ciidul-Adxa oo maanta Talaado ah ay ku beegan tahay maalintii koowaad oo si weyn loo Ciidayo. Ugu horreyn Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan munaasadda Ciida u diray dadka Soomaaliyeed, isaga oo dalkana Alle uga baryey amni iyo horumar. “Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda…

Amiirka Al-Shabaab oo hanjabaad culus kasoo saaray doorashad…

Muqdisho (Axadle) – Amiirka Kooxda Al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubeyda ayaa cod cusub oo uu soo duubay, oo lagu soo beegay munaasabadda ciidda, kaga hadlay doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan. Abu Cubeyda oo marka hore ka hadlay khilaafkii ka dhashay doorashooyinka Soomaaliya, ee markii dambe keenay in lagu xaliyo xerada Afisyoone, taasi oo uu ku macneeyey inay ka tarjumeyso sida “shisheeyaha ay dalka u haystaan iyo in amarradooda lagu…

Daawo: Xildhibaan Aamina oo xog cusub ka bixisay kiiska Ikra…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa xogo dheeraad ah laga helayaa kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo la waayey 16-kii bishii hore. Ikraan waxay ka tirsaneyd hey’adda NISA, waxaana isisoo taraya tuhunka la xariira in gabadhaas ay ku maqan tahay gacanta saraakiil ka tirsan Nabad Sugidda Soomaaliya. Ikraan waxay kaamiraduhu qabteen, iyadoo gaari sii raaceysa markii cid ugu war dambeysay. Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ka mid ah xubnaha golaha shacabka ku…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More