Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

G7 requires “fast, unconditional” Eritreans

The G-7 group of leading economic powers on Friday called for a "rapid, unconditional and verifiable" withdrawal of Eritrean troops from Ethiopia's conflict-torn northern Tigray region. "We welcome the announcement by Prime Minister Abiy that Eritrean forces will withdraw from Tigray," the G-7 foreign ministers said in a statement released in Berlin, referring to Ethiopian leader Abiy Ahmed. "This process must be fast, unconditional and verifiable." Ministers called for "an end to the violence and the…

Muxuu yahay heshiiska dhexmaray Galmudug, Hir-Shabelle iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida?

Jig-Jiga– Heshiis saddex geesood ah oo ay gaareen Galmudug, Hir-Shabelle iyo dowlad deegaanka Soomaalida ayaa la gaaray, kaas oo ku saabsan in la iska kaashado waxyaabo badan oo bulshooyinka saddexda maamul dan u ah. Saddexdaan maamul ee xuduudda leh ayaa ku heshiiyay iney iska kaashadaan la dagaalanka kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, haraadiga TPLF iyo sidoo kale in loo midoobo isku dhacyada beelaha daga xadka saddexda maamul. Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustaf Maxamed Cagjar ayaa ka hadlay waxa uu…

Amnesty International is concerned

A fairly large number of political opponents, but also of what can be called critical voices of power, who have been arrested or arrested, some for criminal organizations, others for financing terrorism, as is the case with Reckya Madougou, and others also in the name of a digital law passed in 2018. We can legitimately wonder about the underlying motives for these accusations ahead of a presidential election taking place in a particular climate, as you know, most opponents could not present…

Diiwaangalin lagu bilaabay askartii sida qarsoodiga ah loogu qaaday Eritrea

Muqdisho (Caasimadda Online) – Diiwaangalin ayaa lagu bilaabay qeyb ka mid ah ciidamadii ay dowladda Soomaaliya sida qarsoodiga ah ugu dirtay dalka Eritrea sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ciidamada oo ehelkooda lasoo xiriiray. Akartaan lama oga tiradooda saxda ah, balse marka ay diiwaangalintooda dhamaato ayey dib ugu laaban doonaan dalka, gaar ahaan magaalada axadle ah ee Muqdisho, mana la oga hadii dowladda ay soo laabashadooda iclaamin…

Sukhoï Su-25 black box issue

The fourth day of the trial of the bombing of the French military camp Bouakéen in 2004 was marked by unparalleled information given to the bar by a soldier's widow regarding the black boxes on the planes used for the raid. The Chief of Staff of the Armed Forces at the time, General Bentégeat, confirmed that the black boxes on…

Hogaamiyayaasha dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo kulmaya

Magaalada Muqdisho waxaa ka furmi doona shir u dhexeeya dowladda federaalka ee waqtigeedu sii idlaaday iyo dowlad goboleedyada maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegan tahay 3-da Abriil, 2021-ka, kaasoo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan heshiiskii la saxiixay Sebtember 17, 2020. War saxaafadeed ay soo saartay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in shirkan uu isugu yeeray madaxweynaha xilka ka sii degaya Maxamed C / llaahi Farmaajo oo ku sugan xarunta ciidamada cirka Soomaaliya ee Afisiyo, wuxuuna…

Shirka Sabtida: Laba ka mid ah shuruudihii Saciid Deni iyo A/Madoobe oo la aqbalay

Muqdisho (Axadle) – Beesha caalamka ayaa dadaal dheer kadib ku guuleysatay inay shir isugu keento madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada, shirkaas oo maalinta Sabtida ee berri ka dhacay teendhada Afisyoone. Sida ay ogaatay Axadle, islamarkaana ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah maamul goboleedyada, shirkan ayaa ah mid aan rasmi aheyn, wuxuuna horudhac u yahay shirka wada-tashiga qaran ee looga doodayo arrimaha doorashada Shirka ayaa imanaya…

Puntland oo shirka Sabtida war kasoo saartay, naqdisay ‘sheegashada’ FARMAAJO

Muqdisho (Axadle) – Puntland ayaa soo dhoweysay shirka la filayo inuu Sabtida ka dhaco Afisyoone ee ay soo qaban qaabisay beesha caalamka, kaasi oo yeelanayaan madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu yiri “Dowladda Puntland waxay soo dhoweysay dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo xalin lahaa caqabadaha ku xeeran arrimaha Doorashada, waxaana lays la gartay in Sabtida 03 April 2021, ay Madaxda DFS iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah DFS isugu yimaadaan…

Madaxtooyada Jabuuti oo jawaab ka bixisay fariintii uu soo diray amiirka Al-Shabaab

Djibouti (Axadle) – Madaxtooyada Jabuuti ayaa jawaab ka bixisay hadalkii kasoo yeeray amiirka kooxda Al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubeydah, kaasi oo ku baaqay weeraro kali-duul ah oo laga fuliyo gudaha dalka Jabuuti. Abu Cubeydah oo dhowaan soo duubay farriin 20 daqiiqo ah, kahor doorashooyinka madaxweyne ee 9-ka bishan ka dhacaya Jabuuti  ayaa yiri “Guud ahaan qabaa’ilka muslimka ah ee ku dhaqan Jabuuti waxaan leeyahay, dhulkiina waxa uu hooy u noqday Faransiis iyo Mareykan, ogaada shacabka reer Jabuutiyow, dowladda…

Farmaajo oo sheegay inuu mar kale kulan ‘isugu yeeray’ madax goboleedyada

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar kale kulan isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe. Dubbe ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yiri “Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir inay shir (ice break) isugu yimaaddaan maalinta Sabtida 3-da April 2021 si looga wada hadlo hirgelinta heshiisyadii 17-ka…