Muqdisho (Axadle) - Madaxweynaha Dawladda Galmudug, Md. Kaariye (qoor qoor) wareysi gaar ah oo uu siiyay TV-ga Somali cable TV wuxuu kaga hadlayaa arimo dhowr ah, sida xaladda Afisyoone, cabsi laga qabo iney dhacdo mudo kordhin dheeri ah, cadaadis kaga yimaada beesha caalamka iyo qodobo kale oo xasaasi ah.
Wareysi hordhac ah ayuu Qoor Qoor kaga hadlay xiriirka siyaasadeed ee uu haatan la leeyahay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday, maadaama uu ka mid yahay hogaamiyaasha maamul goboleedyada Villa Somalia.
Qoor Qoor ayaa…