Djibouti- Ismaaciil Cumar Geelle ayaa mar 5aad loo doortay madaxweynaha Dalka Jabuuti isagoo helay in kabadan 98 boqolkiiba codadkii la dhiibtay, sida ku cad natiijooyinka ku meel gaarka ah ee uu ku dhawaaqay Wasiirka Arimaha Gudaha Moumin Ahmed Cheick habeenkii jimcaha.
"Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle wuxuu helay 167,535 cod, taas oo u dhiganta boqolkiiba 98.58," ayuu u sheegay idaacadda dowladda ee RTD, isagoo intaas ku daray in natiijooyinka la xaqiijiyay dhowaan ay soo saari doonaan golaha dastuurka.
73 jirkan…