Walaaca beelaha ka qabaan in la beegsado oo sii kordhaya kadib xiisadihii saameeyay Murasade iyo Xawaadle
Waxaan damqasho, murugo iyo walaac xooggan ku dhegaystay farriinta Ugaaska Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif. Carada, murugada, tabashada iyo digniinta hadalkiisa ka muuqatay waa inay kiciyaan dareenka qof kasta oo…