Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
“Waxaan Noqon Karayaa Neymar-ka Cusub, Laakiin Ma Doonayo
Rodrygo Goes waxa uu ka mid yahay ciyaartoyda ugu wanaagsan ee usoo baxaysa Real Madrid, waxaanu mar horeba muujiyey awooddiisa iyo hibadiisa ciyaareed oo gaadhsiisay heer uu u ciyaaro Real Madrid, sidoo kalena looga yeedho xulka qaranka Brazil oo uu Neymar garabkiisa istaago.Kaddib markii ay Real Madrid xili ciyaareedkiisii ugu horreysay ee uu soo galay Yurub ay geystay kooxdeeda da’yarta ee Real Madrid Castilla, waqti badan kumay qaadan in markiiba uu Zidane kasoo dallacsiiyo oo uu kooxda koowaad kusoo daro, waxaana uu ku…
Arsene Wenger Oo Saadaaliyey Xilliga Ay Arsenal Ku Guuleysan
Arsene Wenger ayaa saadaaliyey xilliga ay kooxdiisii hore ee Arsenal ku guuleysan karto horyaalka Premier League ee ay ugu dambaysay sannadkii 2003 oo uu isagu u qaaday, waxaanu qiray in hadda ay si layaab leh isku beddeshay kooxdu oo maalgelin cajiib ahna lagu sameeyey sannadihii ugu dambeeyey.Arsenal ayaa xili ciyaareedka ku bilaabatay qaab wanaagsan, waxaanay sagaal dhibcood ka urursatay 12 suurtogal ahaa, iyadoo kaalinta afraadna kaga jirta shaxda kala-horreyna kooxaha ee waqtigan, isla markaana saddex dhibcood oo kaliya…
Wixii Uu Gareth Bale Ku Sameeyay Tababarkii Ugu Danbeeyay Ee
Gareth Bale ayaa u muuqda mid ku jira xaalad aad u sareysa isagoo isku diyaarinaya inuu kulankiisii ugu horeysay u ciyaaro kooxda Tottenham tan iyo markii uu ku soo laabtay.Xiddiga reer Wales ayaa ku soo laabtay kooxda ka dhisan Waqooyiga London isagoo amaah uga soo tagay Real Madrid laakiin waxa uu kooxda yimid isagoo dhaawacan taasoo u diiday inuu ciyaaro ka hor kulamadii fasaxa kulamada heerka caalami.Si kastaba, Bale ayaa ka shaqeynayay inuu taam buuxda helo isbuucyadii la soo dhaafay isagoo wacdarro ka dhigay tababarkii…
Labo Ka Mid Ah Xiddigihii Waa Weynaa Ee Liverpool Ee Uu
Liverpool ayaa war farxad leh heshay maanta iyadoo Sadio Mane iyo Thiago Alcantra ay ciyaari karaan kulanka adag ee Merseyside Derby ee horyaalka Premier League.Labada ciyaaryahan ayaa ku soo laabtay maanta oo Isniin ah xarunta tababarka Liverpool ee Melwood ka dib markii laga waayay fayraska Korona oo ay karantiil ugu jireen muddo 10 maalmood ah.Labada xiddig ayaa laga helay Korona Fayras ka hor inta uusan Premier League hakad u gelin kulamada heerka caalami, waxayna sababtay inay seegaan kulamada xulalkooda.Thiago ayaa…
Muxuu Ahaa Sawirkii Uu Baraha Bulshada Soo Dhigay Xiddiga
Taageerayaasha Real Madrid ayaa farxad ka muujiyay sawir uu weeraryahan Erling Haaland soo dhigay baraha bulshada ka dib markii uu seddexleey u dhaliyay xulka dalkiisa Norway shalay oo Axad aheyd.Waxayaheyd markii ugu horeysay ee uu seddexleey ka dhaliyay tartan heer caalami ah iyadoo duufaanta xiddiga Borussia Dortmund ee kubada cagta ay weli socoto.Labo ka mid ah seddexdiisa gool waxaa caawiye ka ahaa xiddiga mustaqbalka weyn leh ee Real Madrid Martin Odegaard iyadoo Haaland uu u mahadceliyay saaxiibkiisa ay isku xulka…
Dunida Kubada Cagta Oo U Baroordiiqeysa Halyeey Uu Aabihiis
Aabaha dhalay Francesco Totti oo lagu magacaabayay Ezno ayaa u geeriyooday cudurka Korona Fayras iyadoo ay da’diisa aheyd 76 sanno jir.Halyeeyga Talyaaniga aabihiis ayaa ku dhintay cusbitaalka Lazzaro Spallanzani ee ku yaala caasimada maanta oo Isniin ah.Enzo wuxuu dunida uga tahay xaaskiisa Fiorella iyo wiilashiisa Riccardo iyo Francesco Totti.Kooxda Roma ayaa hormuud ka aheyd tacsidii ay dunida kubada cagta u dirtay qoyska Totti iyagoo bogooda Twitter ku soo qoray:“Macsalaama Enzo. Waxaan xabad gelin u direyn Fiorella,…
Ciyaaryahanadda Man United Oo Ka Careysan Sida Xun Ee Ay Kooxda
Qaar ka mid ah ciyaartoyda Manchester United ayaa soo bandhigay sida ay uga xun yihiin qaabka xun ee ay kooxda u la dhaqmeyso goolhaye Sergio Romero sida ay u sheegeen ESPN ilo ku sugan Old Trafford.Romero ayaa waayay booskiisa kursiga keydka ee Old Trafford ka dib markii uu soo laabtay goolhaye Dean Henderson laakiin waa uu awoodi waayay inuu baxo maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga madaama ay United dalbatay 10 milyan ginni.33 jirkaan ayaa saaxiibo fiican ku dhex leh kooxda, wuxuuna dib ugu soo laabanayaa…
Miyuu Hanashada Premier League Ku Hammiyayaa Edinson Cavani?
Saxeexa cusub ee kooxda Manchester United ee Edinson Cavani ayaa shaaca ka qaaday hammigiisa kooxdaas kaddib markii uu qaab bilaash ah ugu soo wareegay habeenkii ugu dambaysay ee suuqii xagaaga ee 5-tii bishan October xidhmay.Marka laga yimaado inay rekoodh 20 horyaal ah kusoo guuleysteen, Man United ayaa sanadahan tan iyo bixitaankii tababare Sir Alex Ferguson ahayd mid guusheedii horyaalku hakad gashay.Xilli ciyaareedkii ugu fiicnaa ee ay Man United qaadatay kaddib Alex Ferguson ayaa ahaa xilli ciyaareedkii 2017-18 markaas…
England national team all-time top scorer
Over 1,250 players have represented England in almost 150 years of international matches since 1872. Countless legends are part of that number, with goal scorers celebrating more than most.Here is a look at the very best scorers in the history of the England national team ...Danny Welbeck was a major England player in the mid-2010s / JONATHAN NACKSTRAND / Getty ImagesEngland Career: 2011 - currentEngland's goals: 16England Appearance: 42Welbeck was at his most productive for England in 2012 and 2014, scoring just five goals…
Kooxdii Weyneyd Ee Saxeexa Thiago Doonaysay Kahor Liverpool
Saxeexa cusub ee kooxda Barcelona ee Thiago Alcantara ayaa la sheegayaa inuu dalab xilli dambe ah ka helay kooxdiisii hore ee Barcelona kahor intii uusan Liverpool kaga soo biirin dhinaca Bayern Munich gudaha suuqii dhawaan xidhmay.Liverpool ayaa ugu dambayn gacanta kusoo dhigtay saxeexa Thiago Alcantara oo bar-tilmaameedkooda koowaad ahaa kaddib markii ay mudo bilooyin ah daba socotay.Xiddiga heer caalami ee ree Spain ayaa heshiis afar sano ah ugu wareegay Anfield isagoo xiddigaha ay isku kooxda yihiin waxa uu kusoo kordhin…