Halyeygii khadka dhexe ee Manchester United ee Paul Pogba ayaa si rasmi ah usoo galay saaxadda tababarenimada, waxaana loo magacaabay tababare ku-meelgaadh ah.Paul Scholes oo guulo badan lasoo gaadhay Manchester United waqtigii uu ciyaartoyga ahaa, waxa uu qayb ka noqday saamiileyaasha xiddigihii hore ee Red Devils ee Phil Neville, Ryan Giggs, Nicky Butt iyo David Beckham oo wada leh kooxda Salford City, taas oo shaqada ka caydhisay tababaraheedii Graham Alexander.Kooxda ayaa shaacisay in tababare ku-meelgaadh ah uu noqonayo…