Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Man City vs Liverpool – Klopp
Liverpool ayaa ku sugan garoonka Etihad Stadium, waxaanay foodda is darayaan Manchester City oo kulankoodu uu saamayn badan ku yeelan doono miiska kala-sarraynta horyaalka Premier League.Tababare Pep Guardiola ayay kooxdiisu si weyn iskugu diyaarisay kulankan, waxaana sii farxad geliyey in ay usoo laabteen qaar ka mid ah xiddigihii dhaawaca kaga maqnaa sida Gabriel Jesus oo ka fudaydiyey culayskii goolal yaraanta, balse Aguero ayaan joogin.Liverpool ayaa dhinaceeda dersin ciyaartooyo ahi ka maqan yihiin sida Thiago…
Waa Kuma Saxeexa Cusub Ee Chelsea Ee Uu Tababare Frank
Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa ahaa mid faraxsan kaddib guushii 4-1 ka ahayd ee ay kooxdiisu ka gaadhay Sheffield United xalay iyagoo goolal ka kala helay Tammy Abraham, Ben Chilwell, Timo Werner iyo Thiago Silva.Frank Lampard ayaa kulanka kaddib si gaar ah u amaaay garabka weerar ee Hakim Ziyech kaas oo laba caawimo kasoo sameeyay kulankaas loona doortay ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa ciyaarta.Ciyaaryahankii hore ee kooxda Ajax ayaa ku dhibtooday dhaawac jilibka ka gaadhay bilooyinkiisii ugu dambeeyay ee…
Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Kulanka Man City vs Liverpool, Koox
Kooxaha Manchester City iyo Liverpool ayaa isku faro-saari doona gegida Etihad Stadium caawa kulan xiiso badan iyadoo labada kooxood is aragoodu uu ahaa mid muhiim ah dhawaanahan maadaama ay saddexdii horyaal ee ugu dambeeyay dhexdooda kusoo guuleysteen.Kahor ciyaarta caawa ayay shabakadda Sportsmole soo xulatay shaxda isku-dhafka (Isku-darka) ah ee safafka labadaas kooxood iyadoo kaliya lagu salaynayo ciyaaryahanada imika taamka ah ee aan kuwa dhaawaca ku maqan xisaabta lagu darayn.Aan ku bilawnee goolhayaha shaxdan ayaa ah…
DAAWO Yaabkan!! Xiddig Premier League Ah Oo Xalay Rigoore U
Da’yarka khadka dhexe ee kooxda Fulham ee Ademola Lookman ayaa xalay qaatay rigoore u tartami doona noqoshada rigoorihii abid ugu xumaa kubadda cagta iyadoo tan iyo xalay si aad ah loo hadal hayay.Sida ay sheegeen qaar kamida xiddigaha kooxda ree London, Lookman ayaa raali gelin ka siiyay rigoorihii uu ka qasaariyay daqiiqadii 98-aad ee kulanka isaga oo qasaariyay fursad uu kaga bar-barayn lahaa goolkii Tomas Soucek.Iyadoo uu kulanku yahay mid 0-0 ah ayuu Souces wakhtigii dheeriga ahaa ee lagu daray goolka u dhaliyay Hammers…
“Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan La Ciyaaro” – Ashley Cole Oo
Halyeeyga kooxda Chelsea ee Ashley Cole ayaa haysan kari waayay jacaylka uu u qabo iyo sida uu u jeclaan lahaa inuu garoon la galo kubad sameeyaha cusub ee kooxdiisii hore ee Hakim Ziyech oo markale xalay bandhig weyn indhaha caalamka ku xaday.Ziyech oo xagaagii heshiis 38 Milyan oo Pound ah ugu soo wareegay dhinaca Stamford Bridge ayaa ahaa midka sameeyay kala duwanaanshaha kulankii xalay ay Sheffield United guusha ka gaadheen gaar ahaan markii 1-0 hoggaanka looga qabtay.Ziyech ayaa kulankaas ka sameeyay laba caawimo isaga…
Jamaahiirta Liverpool Oo Codkooda Ku Go’aamiyay No-9ka Ay
Liverpool iyo Manchester City ayaa fool ka fool iskaga hor imanaya caawa kulan ka qabsoomaya Etihad Stadium oo ka tirsan kulamada ilaa haatan xilli ciyaareedkan loogu sugista badnaa.Labada kooxoodba waa kuwo kulanka caawa gelaya iyagoo qaab fiican kusoo jiray, aan ku bilawnee Man City ayaa guuldarro la’aan ahayd siddeedeedii kulan ee ugu dambeeyay iyagoo lix soo guuleystay laba kalena bar-bardhac galay.Dhinaca kale Liverpool ayaa soo guuleysatay dhammaan shanteedii kulan ee ugu dambeeyay kaddib markii ay kasoo kabteen…
Man City vs Liverpool – SHAN Su’aalood Oo Laga Doonayo
Manchester United iyo Liverpool ayaa fiidnimada hore ee caawa foodda isku-dari doona garoonka Etihad Stadium kulankooda ugu horreeya horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan.Tababare Pep Guardiola oo ay kooxdiisu qaab xun ku bilaabatay xili ciyaareedka ayaa soo dhoweynaya Jurgen Klopp oo sidii la filayay kooxdiisu ka hoosayso balse kulamadii ugu dambeeyey muujinayay awood soo laba kaclaysay.Manchester City oo laba sannadood oo xidhiidh ah ku guuleysatay horyaalka Premier League ayaa waxa hor istaagtay Liverpool oo xili…
Pep Guardiola Oo Magacaabay LABADII Kooxood Ee Ugu Adkaa Ee
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaciyey magacyada labadii kooxood ee ugu adkaa ee abid uu ka hor tegay intii uu ku jiray xirfadda tababarenimada kubadda cagta.Pep Guardiola oo kooxdiisu ay maanta la ciyaarayso Liverpool ayaa waxa uu diyaarinayaa xeeladdii iyo khidaddii u suurtogelin lahayd inuu saddexda dhibcood kaga helo Reds si uu usoo yareeyo farqiga dhibcaha u dhexeeya, iyadoo uu sidoo kale ogyahay in haddii ay libintu raacdo kooxda Jurgen Klopp in laga sii fogaan doono oo ay hadhowna ku adkaan doonto…
Mucjisadii Barcelona Ee Ansu Fati Oo Dhaawac Halis Ahi Soo
Laacibka da’da yar ee Barcelona ee Ansu Fati ayuu dhaawac culus kasoo gaadhay jilibka intii ay socotay ciyaartii ay Barcelona 5-2 ku garaacday Real Betis ee ka dhacday garoonka Camp Nou fiidkii xalay.Ansu Fati ayaa dhulka ku dhacay markii ay loollameen Aissa Mandi, waxaana lagu abaal-mariyey rikoodhe uu Antoine Griezmann saxeexay ka hor intii aan waqtiga nasashada loo bixin, waxaana laacibkan lagu soo beddelay Lionel Messi.Dr. Ripoll oo ka hadlay baadhitaankii hordhaca ahaa ee lagu sameeyey 18 jirkan ayaa waxa uu sheegay…
Manchester City vs Liverpool – Dagaalka Pep & Klopp,
Manchester City ayaa caawa fiidka garoonkeeda Etihad Stadium kusoo dhoweynaysa kooxda horyaalka Premier League difaacanaysa ee Liverpool oo labadii sannadood ee ka horreeyeyna ay si weyn ugu xafiiltameen koobka oo ay dirqi kaga qaadday.Man City ayaa fadhida kaalinta tobnaad ee kala-sarraynta horyaalka Premier League, waxaanay doonaysaa inay hesho guul ay sare ugu soo kacdo kaddib qaab aan fiicnayn oo ay horyaalka ku bilaabatay, taas oo u suurtogelinaysa inay soo yarayso farqiga dhibcaha ay Liverpool ka horreyso.Laakiin Reds…