Xasuuqii Faransiisku U Geystay Ukraine, Labada Farxadood Ee
Xulka qaranka France ayaa xasuuqay dhiggiisa Ukraine oo ay isku haleeleen kulan saaxiibtinimo oo ka dhacay garoonka qaranka ee Stade de France…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xulka qaranka France ayaa xasuuqay dhiggiisa Ukraine oo ay isku haleeleen kulan saaxiibtinimo oo ka dhacay garoonka qaranka ee Stade de France…
Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos ayaan isku soo gaadhin garoonka gudihiisa kulan saaxiibtinimo oo barbarro goolal la’aan ah ay ku kala baxeen…
Waddamada Portugal iyo Spain ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay u tartamayaan martigelinta Koobka Adduunka ee 2030. Xidhiidhada kubadda cagta…
Maxkamadda federaalka ee Nevada ayaa dhegaysan doonta kiiskii kufsiga ee la sheegay in laacibka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo uu kula kacay…
Fursadaha ciyaareed ee Mesut Ozil uu ka heli karayo Arsenal ayay rajadoodu sii yaraanaysaa, waxaana laacibkan uu hadda waajahayaa xaalad iyadoo laga…
Weeraryahanka cusub ee Manchester United ee Edinson Cavani ayaa shaaciyey magaca kooxda uu usii ciyaari doono marka uu dhamaysto qandaraaska uu Isniintii…
Laga soo bilaabo sannadkii 2003 oo mulkiyadda Chelsea uu la wareegay Roman Abramovich, waxa soo maray xiddigo waaweyn oo gaadhay guulo cajiib…
Lionel Messi ayaa sabab qariib ah u doonayay inuu uga tago Barcelona sannadkii 2004, sida ay muujiyeen xogo cusub oo la helay.…
Chelsea ayaa meesha ka saartay xiisihii Bayern Munich ee Callum Hudson-Odoi iyagoo sharuudo adag ku daray heshiiskii amaahda ee ay kooxda Bundesliga…
Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos 15 koob ayay wada qaadeen muddadii ay isla joogeen Real Madrid laakiin labada nin ayaa hadalka kala…
Shaxdii xulka Spain ee finalkii Euro 2012 waxay ka koobneyd 10 xiddig oo u ciyaarayay midkood Barcelona ama Real Madrid iyadoo ciyaaryahanka…