Waa Maxay Sababta Aan Liverpool Rigoore Loogu Dhigin, Jordan
Ka dib guuldaradii ceebta aheyd ee Liverpool ka soo gaartay Aston Villa, waxay kulanka maanta ee Goodison Park ku bilowdeen si fiican…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Ka dib guuldaradii ceebta aheyd ee Liverpool ka soo gaartay Aston Villa, waxay kulanka maanta ee Goodison Park ku bilowdeen si fiican…
Walow ay nici doonaan jamaahiirtii hore ee kubadda cagta sanadaha badan soo daawanayay haddana kubadda cagta maanta ayaa in badan oo kamid…
Kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa booqanaysa dhigeeda ay magaalo wadaagta yihiin ee Everton kulan aad u xiiso badan oo…
Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa ka hadlay haddiiba garabka weerar ee kooxdiisa ee Neymar JR uu diyaar u yahay…
Real Madrid iyo Barcelona ayaa ku dagaallami doona xiddiga Manchester United khadka dhexe uga ciyaara ee Bruno Fernandes, siddeed bilood kaddib markii…
Barcelona oo ciyaartii ugu dambaysay barbarro la gashay Sevilla ayaa u halgami doonta inay jidka guusha kusoo laabato marka ay caawa tagto…
Labadii saaxiib ee hore ee dhowaanta noqday xafiiltameyaasha ee Mikel Arteta iyo Pep Guardiola ayaa mar kale maanta iskaga hor iman doona…
Kulnakii 288aad ee Merseyside derby ah ayay maanta duhurka iskaga hor imanayaan labada kooxood ee Everton iyo Liverpool, waxaanay jilbaha isku dhiganayaan…
Josep Maria Bartomeu ayaa waji gabax kala kulmay qorshihii uu ku doonayay inuu hoos ugu mushaharka ciyaartoyda kooxda iyo shaqaalaha kaddib markii…
Eder Milato iyo Toni Kroos ayaa dib ugu soo laabtay kooxda Real Madrid, waxaana lagu soo daray liiska kulanka Sabtida la ciyaari…
Wasiirka Ciyaaraha waddanka Talyaaniga ayaa shalay ku eedeeyey Cristiano Ronaldo inuu jabiyey sharciga xakamaynta xanuunka Korona Fayras kaddib markii uu dib ugu…